Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya

Ra’isul Wasaaraha Xil gaarsiinta Xukuumada Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta lagu wadaa in kulan xasaasi ah la qaato Midowga Musharaxiinta Mucaaradka ee fadhigoodu yahay Hotelka Jaziira. Kulanka ayaa labada dhinac la filayaa in ay uga wada hadlaan xoojinta heshiiskii is afgaradka ee dhawaan dhax maray iyo sidoo kale khilaafka wali ka taagan hanaanka loo … Continue reading Rooble iyo Midowga Musharaxiinta oo maanta kulan xasaasi ah yeelanaya